Humanitarianresponse Logo

Humanitarian Bulletin Somalia, 5 September - 4 October 2018: Somali version

 QODOBBADA 

• Hay’adahu waxay sare u qaadayaan hab
nololeedka iyo u adkeysiga aafooyinka

• Colaadda Shabeellaha hoose waxay barakicisay dad badan

• Barakicin khasab ah oo Muqdisho ka socota

• Cudur weyn oo la xakameeyay

• Talaalka dabaysha oo weli socda

• Caafimaadka maskaxda wuxuu u baahanyahay hortebin

• Dhaqaale dheeraad ah ayaa loo baahanyahay si gargaarku u socdo 

Webspace(s): 
Organization(s): 
United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs
Original Publication Date: 
13 Nov 2018
Document type: 
Humanitarian Bulletin